Boko Haram Oo Baahisay video-ga Gabdho Ay Afduubteen

Kooxdaha islaamiyiinta dalka Nigeria ee Boko Haram  ayaa baahiyay videoga gabdho iskuuley ah oo ay horay u afduubteen.

Kooxda ayaa tusay gabdho ilaa 50 gaaraya, iyagoo ka codsaday xukuumadda in lagu badasho gabdhahan maxaabiis ay dowladda ka heysato kooxda Boko Haram.

Boko Haram  ayaa ku afduubtay ilaa 276 gabdhood magaalada Chibok ee waqooyiga Nigeria

Waa markii 3aad oo video noocaas ah ay soo daayaan, waxaana la rumeysan yahay ilaa 219 ay weli hestaan.

Goobjoog News

Related Articles

41 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW