U bood dhigaalka

Brussels: Wada Hadal Maanta u Bilaabayana UK iyo Midowga Yurub

Sheeko:Amniga

Wada hadal cusub ayaa maanta lagu wadaa inuu  u bilowdo UK iyo midowga Yurub, waxaana ka dhacayaa magaalada Brussels.

Wada hadalkan oo ah midkii 9-aad uguna dambeeyey ayaa waxaa uu ku soo saabsan yahay xiriirka labada nin kadib ka bixitaanka UK iyo midowga gaar ahaan, ganacsiga xorta ah.

Arrimaha xoogga lagu saarayo sida ay sheegeen ilo ku dhow wada hadalka waxaa ka mid ah kaluunka, arrimaha sharciyada, tartan hufan iyo arrimo kale.

Goobjoog News