Burcad Badeed Lagu Xukumay Jaziiradda Mauritius

Jaziiradda Mauritius, waxaa khamiistii min 5 sano lagu xukumay 12 burcad badeed Soomaali ah kadib ay horay u weerareen markab marayey badweynha Hindiya.

Ragga waxaa ay weerar ku qaadeen  MSC Jasmine oo uu ka dulbabanayey calanka Panama January 2013, waxaana markii la qabtay loo qaaday Jaziiradda Mauritius halkaas oo maxkamad lagu soo taagay.

Garsooraha waxaa uu khamiistii sheegay in laga jarayo 3-dii sano ee ay horay u xirnaayeen.

Ciidamada midowga Yurub markii ay burcad badeed qabtaan waxaa ay u gacan geliyaan inta badan Mauritius, Kenya, Seychelles iyo Tanzania

Related Articles

41 Comments

  1. But inseparable winter Misha level invalided, and his contingency worsened. They began to purloin tests, viagra buy and families reported a poor and frightening diagnosis – acute lymphoblastic leukemia. At sooner, the parents could not in that this had happened to their son, to them.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW