C/weli Gaas Oo Shaqada Ka Eryay Shaqaale Ka Tirsan Wasaaradda Kalluumeysiga Iyo Kheyraadka Badda
Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa shaqada ka eryay shaqaale ka tirsan Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.
Madaxweynaha ayaa sheegay in dadkan uu ka eryay shaqada ay ku lug leeyihiin falal la xiriira Musuq-maasuq.
Haddaba halkan ka akhriso magacyada shaqaalaha laga eryay shaqada.
- Maxamuud Maxamed Cali Gabax.
- Cali Xirsi Faarax Maxamuud.
- Cabdulqaadir Xaaji Yuusuf Siciid.
- Maxamed Siciid Cartan.
- Cabdicasiis Axmed Jaamac.
- Cabdi Salaad Maxamuud .
- Casayr Yuusuf Maxamuud Fidiye.
Goobjoog News