U bood dhigaalka

Cabdi cismaan xareed Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw la soo gabagabeya doorashada kursiga todobaad ee dowlad gobaleedka Galmudug uu ku leeyahay Aqalka sare.

Kursiga koowaad ayaa waxaa ku tartamaya labada musharax ee kala ah Cabdi cismaan xareed  iyo Mahad Aadan Guuleed.

Musharax Mahad Aadan Guuleed ayaa ka tanaasulay musharaxnimadiisa, waxana sidaas kursiga ku soo baxay Cabdi cismaan xareed.

Guddoomiyaha baalarmaaanka dowlad gobaleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay Natiijada doorashada Kursigan oo uu ku guuleystay Cabdi cismaan xareed.

Goobjoog News