U bood dhigaalka

Cabdi Qaasim oo ka hadlay caqabadaha hareeyay dowladda Soomaaliya

Sheeko:Dalka
0149
Cabdi Qaasim Salaad Xasan

Madaxwaynahii dowladii kumeelgaarka ahayd ee lagu dhisay tuulada Carta mudane Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in dowladda madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ay wajahday caqabado kala duwan   mudadii labada sano ee ay jirtay.

Cabdi Qaasim Salaad Xasan waxa uu sheegay in loo baahan yahay si taasi loogu gudbi in la garab istaago Dowlada Federaalka ee Madaxwayne Xasan.,

Waxa uu tilmaamay Cabdiqaasim in ay hada jirto fursado dowladda ay ugu faa’ideysan karto inta u harsan.

Hadalka Cabdi Qaasim ayaa ku soo beegmay xilli xalay ay ku beegneyd habeenkii la doortay madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Hoos ka dhageyso codka Cabdi Qaasim Salaad Xasan: