U bood dhigaalka

Cabdi qani Geelle Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare

Sheeko:Amniga
Cabdi qani Geelle Mohamed ayaa ku guuleystay kursiga Sagaalaad ee doorashada Aqalka sare ee Puntland.

senatorka 9aad ee Puntland kasoo baxay ayaa noqday Cabdi qani Geelle Mohamed isaga oo helay 52 cod isaga oo murashaxii la tartamayay cabduqaadir maxamed yuusuf uu helay 12 cod .

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in musharax gaagaab uu ku guuleystay kursiga Sideedaad ee aqalka sare.

Goobjoog News