U bood dhigaalka

Cabdi Xaashi: Hadalka Mursal Ma Ahan Mid Sharciyad Leh

Sheeko:Amniga

Guddomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillahi ayaa mid baalmarsan sharciga ku tilmaamay hadalkii ka soo yeeray guddomiyaha golaga shacabka ee waqtigoodu dhamaaday.

Cabdi Xaashi ayaa sidoo kale ugu baaqay Golaha wadatashiga in ay ansixiyaan natiijada doorashada Aqalka sare, sidoo kalena ay shaqa bilaaban aqalka sare.