U bood dhigaalka

Cabdi Xaashi Oo Kaarka Musharaxnimo Ee Aqalka Sare Qaatay

Sheeko:Amniga

Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Guddiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi Soomaaliland ka guddoomay Shahaadada murashaxnimo ee Aqalka Sare.

Cabdi xaashi ayaa ku tartamaya kursiga kowaad ee 11 sanator oo Soomaaliland kuleedahy aqalka sare, hase ahaate waxa xusid mudan inaysan cidina kula tartamayn.

 

GOOBJOOG NEWS.