Cabdiqaadir Qooje “Waxaan Diyaar U Ahay Caawinta Dhamaan Xiriirada”

Wakiilka Dhalinyarada iyo Isboortiga Xafiiska Raysal Wasaraha Soomaliya mudane Cabdiqaadir Macallin Qooje sidoo kalane ah Guddoomiyaha isboortiga iyo dhaqanka Wadanka Finland ee SOCUS ayaa bogaadiyay da’dalaada ay wadaan madaxda Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadcagyaraha iyo dhamaan Xiriirada ka dhisan dalka. “Waxaan dhiirigelinaynaa shaqooyinka culus ay hayaan madaxda SOMFA , waxaan ka mahadcelinaynaa sida wanaagsan ay ii soo … Continue reading Cabdiqaadir Qooje “Waxaan Diyaar U Ahay Caawinta Dhamaan Xiriirada”