Cabdiqaadir Muxidiin Dacar “Waxaan U Mahadcelinaa Tababare Axmed Tahliil”

La Taliyaha Maamul Isboortiga Gobolka Banaadir Cabdiqaadr Muxiidiin Xaaji (Dacar) ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay wax qabadka wanaagsan ay 2020 soo bandhigeyn Wasaarada Ciyaaraha,Xiriirka Kubbadda Cagta iyo kooxda Galmudug ee ka qeyb gashay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020. “Waan u hambalyeynaa Wasaaradda Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubbadda cagta Galmudug,runtii shaqo … Continue reading Cabdiqaadir Muxidiin Dacar “Waxaan U Mahadcelinaa Tababare Axmed Tahliil”