U bood dhigaalka

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame “ 60 sano Ka Dib In Madaxdeena Ay Ilaaliyaan Ciidamada Amisom Waa Wax Lagu Xumaado ”

Sheeko:Amniga

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo munaasabada lagu waynaynay kowada luuliya iyo markii midoobeenay gobollada Waqooyi iyo koonfur ayaa khudbad dhinacyo badan ka jeediyay,wuxuuna ka hadlay arimaha doorashooyinka iyo xaalada kala guurka ee Soomaaliya.

Halkan ka Daawo Khudbadii Uu Jeediyay Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame