Cabdulaahi Faarax Daguur ” Ciyaartooyda Xulka Qaranka Soomaaliya Waxay U Baahanyihiin Tababaro Joogta ah”

Falanqeeye Cabdullahi Faarax Daguur oo ka mid ah gorfeeyaasha isboortiga dalka ayaa sheegay in muhiim tahay in ciyaartooyda Xulka Qaranka Kubabdda Cagta Soomaaliya ay helaan tababaro joogta iyo ciyaaro saaxiibtinimo, hadii la rabo in ay guul gaaraan xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliya,wuxuuna soo jeediyay in hogaanka Xiriirka ay qaataan aragtida ka imaanaysa bahda kubbadda cagta dalka. “Ciyaartii … Continue reading Cabdulaahi Faarax Daguur ” Ciyaartooyda Xulka Qaranka Soomaaliya Waxay U Baahanyihiin Tababaro Joogta ah”