Cabdullahi Faarax Daguur “ Tababare Cabdi Joon Wuxuu U Qalmaa Hogaaminta Xulka Qaranka Soomaaliya”

Falanqeeye Cabdullahi Faarax Daguur oo ka faalooda Ciyaaraha gudaha iyo dibadda ayaa waraysi uu siiyay Goobjoog Sports wuxuu kaga hadlay arimo badan,Ugu horeyn falanqeeye Cabdullahi Faarax wuxuu ka hadlay tababare Cabdi Joon oo ka tagay kooxda Raadsan oo hogaaminayay shantii bil ee la soo dhaafay. “Tababare Cabdi Joon waa mid ka mid ah macallimiinta ugu … Continue reading Cabdullahi Faarax Daguur “ Tababare Cabdi Joon Wuxuu U Qalmaa Hogaaminta Xulka Qaranka Soomaaliya”