Calanka Iyo Magaca DDSI Oo La Badalay
Sheeko:Dalka

Baarlamaanka deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta ansixiyay in dib loo soo celiyo calankii hore ee xiddigta 5-ta Soomaaliyeed iyo in magaca deegaanka laga dhigo “Somali Regional State”.
Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii uu sidaasi codsaday Madaxweyne Mustaf.
Calanka iyo magaca ayaa lagu aasaasay dowlad deegaanka 1993-dii, laakin dib ayaa laga badalay wixii 2005tii ka dambeeyey.
Wararkan oo Faahfaahsan kala soco, Goobjoog News