U bood dhigaalka

Cali Maxamed Maxamuud “Sharaf Weyn Ayay Ii Tahay In Aan Idin Soo Booqdo”

Sheeko:Cayaaraha

Musharrax Xildhibaane Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cali Maxamed Maxamuud ayaa kulan salaan ugu tagay ciyaartooyda iyo macallimiinta kooxda kubbadda cagta Galmudug ee ka qeyb galaysa tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

“Sharaf ayay ii tahay in aan idin soo booqdo,waxaa qeyb ka tihiin horomarka Maamul Goboleedka Galmudug,waxaad soo bandhigteen ciyaar wanaagsan, waxaan idin rajayanaa horomar iyo guul” ayuu Goobjoog Sports mushrarrax Xildhibaan Golaha Shacabka Mudane Cali Maxamed Maxamuud.

Daawo Dardaarankii Musharrax Xildhibaan Cali Ee Kooxda Galmudug

Sidoo Kale Aqriso Booqashada Musharrax Xildhibaan Ee Galmudug

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/musharrax-xildhibaan-cali-maxamee-oo-kulan-dhiiri-gelin-ah-la-qaatay-ciyaartooyda-kooxda-galmudug/

 

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle