U bood dhigaalka

Cali Shacbaan Oo Kusoo Baxay Kursiga 7aad ee Hirshabeelle ku Matalaya Aqalka sare

Sheeko:Amniga

Cali shacbaan Ibraahim ayaa kuso baxay kursiga 7aad ee sanatarada ka imaanaya dowlad goboleedka Hir-shabeelle ee ka mid noqoya Barlamaanka 11aad ee dalka.

Xanafi Sheekh Bashiir iyo Cabdalla Cabdi Xuseen,  ayaa la tartamay Cali shacbaan hase ahaate wareega 3aad ee doorashada ayaa waxaa isugu soo haray Cali shacbaan iyo Cabduqaadir Xanafi .

Natiijada kama dabaysta ayaa noqotay in Cali shacbaan uu kusoo baxo 62 Cod halka uu musharax Cabduqaadi Xanafi Sheekh Bashiir uu helay 24 cod.

 

GOOBJOOG NEWS.