U bood dhigaalka

CeelCade: Ciidamada Kenya oo Dilay Dad Shacab Ah

Sheeko:Amniga

Ciidamada Kenya ayaa la sheegayaa iney dad Soomaali ah ku dileen Ceelcadde oo taala koonfur galbeed ee gobolka Gedo.

Wararka ka imaanaya deegaankaas ayaa sheegaa hal qof uu ku dhintay saddexna ay ku dhaawacmeen kadib xabado ay ciidan Kenya ku fureen rasaas dad shacab ah.

Arrintan, weli kama hadlin maamulka Jubbanad iyo dowladda.

Wixii faahfaahin ah, kala soco halkan.

Goobjoog News