U bood dhigaalka

Ciidamada AMISOM Oo Isaga Baxay Deegaanka Saliini Ee Gobalka Shabellaha Hoose

Sheeko:Dalka

Ciidamada AMISOM ayaa lagu soo waramayaa inay faarujiyeen deegaanka Saliini ee gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo ku dhaw deegaanka Lambar 60.

Xeradii ay ku sugnaayeen ciidamada AMISOM ee deegaanka Saliini ayaa la sheegay in gabi ahaanba ay faarujiyeen, iyadoo dhanka ay ciidankaasi aadeen aan la shaacin.

Wariyaha Goobjoog News ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa soo sheegaya in deegaankaasi ay la wareegeen deegaankaasi, iyadoo wax dhaq dhaqaaq ah aanu halkaasi ka jirin.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News