U bood dhigaalka

Ciidamada dadka deegaanka oo Alshabaab kala wareegay deegaanno hoostaga gobalka Baay

Sheeko:Amniga

Ciidanka dadka deegaanka gobalka Baay ayaa ururka alshabaab kala wareegay deegaanno hoostaga degmada Buur-hakaba, ee gobalka Baay.

Howlgallo ay ka fuliyeen ciidamada dadka deegaanka deegaannada kala ah abar dooy, Daa’uudow iyo Qorile oo dhamaantooda Hoostaga degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay, ayay alshabaab kala wareegeen dhammaan deegaannadaas.

Ciidamada ayaa howlgalladaan fuliyay saacadihii la soo dhaafay waxaana suuragashay in alshabaab ay kala wareegaan gacan ku haynta deegaannadaas.

Goobjoog News