U bood dhigaalka

Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo La Wareegey Magaalada Ceeldheer

Sheeko:Dalka

AMISOMCiidamada xoogga dalka iyo kuwa nabad illaalinta AMISOM ayaa la wareegey gacan ku heynta magaalada xeebta ku taala ee Ceel Dheer, halkaasi oo ay horey oga talin jireen Alshabaab.

Wax dagaal ah kama uusan dhicin, mana aysan jirin wax iska caabin ah oo ay la kulmeen ciidamada huwanta ah.

Horey ciidamada waxa ay ola wareegeen magaalooyin kale oo ku yaala xeebta sida Cadale oo kale oo aanan sidaasi oga fogeyn Ceel Dheer.

Goobjoog News