U bood dhigaalka

Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaanka Fiidoow

Sheeko:Amniga

Ciidamada dowladda ayaa ururka alshabaab kala wareegay deegaanka Fiidoow oo hoostaga gobalka Hiiraan, halkaas oo mudda dheer ay kooxda ay ka talinaysay.

Howlgallo ay ciidamada ka sameeyeen deegaanka Fiidoow iyo deegaannada hoostaga ayaa lagaga qabsaday ururka alshabaab gacan ku haynta Fiidoow iyo Xarar-lugoole oo hoostaga gobalka Hiiraan.

Goobjoog News