U bood dhigaalka

Ciidamada Itoobiya Oo Lagala Wareegay Magaalada Mek’ele

Sheeko:Amniga

Wararka naga soo gaarayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in markale Jabhadda TPLF ay la waeeegtay magaalada caasimadda ah  gobalka Tigreega ee Makelle .

Ciidamada Itoobiya ayaa isaga baxay kadib weeraro culus kala kulmeen TPLF magaalada.

Dhanka kale maamulka cusub ee kumeel gaar ah goballa Tigeeraga ayaa ka dalbaday TPLF xabad joojin.

Wararka ayaa intaas ku daraya in dagaallo ay weli ka socdaan gobalka xilli magaaloyin badan ay soo galeen gacanta Jabhadda hubeysan TPLF.

Goobjoog News