U bood dhigaalka

Ciidamada Xoogga oo Sheegay Iney Isku Soo Dhiibeen Xubno Al-shabaab ah

Sheeko:Amniga

Ciidamada xoogga dowladda federalka ah ee Soomaaliya qeybtooda 43-aad ayaa maanta sheegay  in ay isku soo dhiibeen laba xubin oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo iska dhiibay degmada Luuq ee gobolka Gedo Jubbaland.

Maxamed Tawane Cabdi iyo Deeqow Ibraahin Cabdale oo ka wada tirsanaa Al-shabaab, waxaana ay sheegeen in siwayn loogu soo dhoweeyay degmada markii ay ay gaareen, waxaana ay wateen laba qori ay ku hubaysnaayeen.

Ciidamada Xoogga ayaa dhowr jeer horay usoo bandhigay rag ay sheegeen in ay kasoo goosteen Alshabaab oo dagaal kula jira ciidamada iyo kuwa AMISO, waxaana lagu soo bandhigay dhow xero oo kala duawan bilii tagay.

Goobjoog News