U bood dhigaalka

Ciidamadii Kooxda Ahlu Sunna Oo Si Rasmi Ah Loo Qarameeyey

Sheeko:Amniga

Ciidamada Ahlu sunna ee dhowaan la diiwaan geliyey, ayaa maanta waxaa la wareegtay dowladda federaalka ee Soomaaliya.

La wareegitaanka ciidankaan ayaa timid ka dib  xaflad lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug, waxaana lagu shaaciyay, maanta wixii ka danbeeyo ay noqonayaan ciidamo hoostaga taliska guud ee xooga dalka iyo wasaaradda Gaashaandhigga ee federaalka.

Goobjoog News