U bood dhigaalka

Muuqaal:-Ciidamo Ka Tirsan Militiriga Dowladda Soomaaliya Oo Ka Cabanaya Mushaar La’aan

Sheeko:Amniga

Ciidamo ka tirsan Milateriga Dowladda ayaa xirtay waddo ku dhow Madaxtooyada, iyagoo ka cabanaya mushaar la’aan waxayna madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ka dalbadeyn in wax laga qabato cabashooda.

Halkan Ka Daawo Ciidamada Ka Tirsan Militiriga Dowladda Oo Ka Cabanaya Mushaar La’aan