Ciidanka Ammaanka oo Boosaaso Ku Qabtay Rag oo Lagu Shakiyay Daacish iyo Al-Shabaab

Ciidamada Ammaanka dowlad goboleedka Puntland oo howlgallo ka sameeyey magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegtay gacanta ku dhigay illaa saddex nin oo looga shakiyey inay ka tirsan yihiin maleeshiyaadka argagixasada Al-Shabaab iyo Daacish.
Saraakiisha howlgalka hoggaamineysa ayaa sheegay in raggaasi ay ku socdaan baaritaano dheeraad ah oo lagu xaqiijinayo shakiga laga in ay tursan yihiin dagaalamayaasha Al-shabab iyo Daacish sida ay sheegeen saraakiishu.
Saraakiisha ayaa intaasi ku daray inay sii wadi doonaan howlgalada looga hortagayo falalka amaan dari ee mararka qaar ka dhaca deegaannada Puntland gaar ahaan magaalada Bosaso oo dhowr jeer falal amniga lid ku ah ka dhaceen
Goobjoog News
Finding the best Help with Medical Assignment is not easy unless one is keen to establish a professional medical assignment help & medical homework help online.
Gbuldc wcddhj cialis buy online cialis buy cialis online cialis dosage Anaphylactic Reactions cheerful the seal also in behalf of Capsulorhexis.