Ciidanka Xoogga Dalka Oo Maanta u Dabaaldegaya Maalintooda, 12-ka April

Maanta oo ay ku beegan tahay 12-ka April waxaa meelo badan oo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya looga dabaaldegayaa sanad guuradii 58-aad e kasoo wareegtay maalinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo sanad walbo maanta oo kale loo dabaaldego.

Waxaa la filayaa in magaalada Muqdisho oo ah caasimadda dalka iyo meello kale oo ka mid ah dalka lagu qabto munaasabad lagu weyneynayo maalintan.

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la dhisay 1960, waxaana uu soo maray maraxalado kala duwan.

Waxaynu goor dhaw idiin soo gudbin donnaa warbixin dheer oo ku saabsan maalinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Related Articles

One Comment

  1. EXCLUSIVE BY JACK GAUGHAN: Sportsmail understands Guardiola outlined his thoughts to chief executive Ferran Soriano and asked his bosses to make improving the atmosphere a priority. Manchester City boss Pep Guardiola keen to improve the atmosphere at the Etihad as manager admits he misses the ‘pressure’ of managing elsewhere

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW