U bood dhigaalka

Ciise Ibraahim “Azz Sports Sharaf Ayay U Tahay In Ay Qeyb Ka Noqoto Guulaha Soomaaliya”

Sheeko:Cayaaraha

Shirkadda A2Z Sports ayaa qaadatay qandaraaska soconaya mudo saddex sano kaas oo ku aadan qalabsiinta ciyaaryahanada Xulka Qaranka Soomaaliya,wuxuuna qalabkaas ku kooban yahay funaanadaha, matantayaasha, isku joogyada tuutaha iyo agabyada kale ee lagu tababarto.

Guddoomiyaha Shirkadda A2Z Sports Ciise Ibraahim Xassan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay arinta u galeyn loolan adag,balse ay aad ugu faraxsanyihiin guusha ay ka gaareyn howshan.

Daawo Guddoomiye Ciise Oo Warbaahinta La Hadlay

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle