U bood dhigaalka

Cirro oo Mar kale Noqday Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Dadban

Sheeko:Amniga

Maxamed Cirro oo horay u ahaa guddoomiyaha Guddigii lagu muransanaa ee doorashada dadban ayaa u muuqdo inuu mar kale kusoo baxay iska jagadaas.

Tartan maanta uu la galay tartamayaal kale, Maxamed Xasan Cirro waxaa uu kusoo baxay guddoomiyaha FIET isaga oo helay 14 cod, waxaa ninka la tartamayey oo ah Liibaan Maxamed Xasan isna uu helay 10 cod.

Cirro ayaa waxaa gadaal ka riixeysay Villa Somalia.

Goobjoog News