Ciyaaryahan Hore Puntland Oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Dhalinyaradda Iyo Isboortiga Gobolka Karkaar

Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Maamulka Puntland mudane Jaamac Faarax Muuse ayaa Guddoomiyaha dhalinyarada iyo isboortiga Gobolka Karkaar u magacaabay Cabdiqani Maxamed Cartan Jaamac oo ka mid ah dhalinyarada ugu firfircoon Goboka,sidoo kalane hordy ugu soo ciyaaray kooxda Kubbadda Cagta Puntland “Waxaan Hambalyo u dirayaa Cabdiqani Maxamed Cartan, guddoomiyaha cusub ee dhalinyarada iyo ciyaaraha Gobolka Karkaar,waa shaqsi … Continue reading Ciyaaryahan Hore Puntland Oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Dhalinyaradda Iyo Isboortiga Gobolka Karkaar