Ciyaaryahan Salaad Shiino “Wasiir Xamse Saciid Way Ka Go’antahay Horomarinta Isboortiga Soomaaliya”

Tan iyo markii bishii October 2020 Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya loo magacaabay mudane Xamse Saciid Xamse,waxaa bahda isboortiga dalka ay soo dhaweeyeen Wasiir Xamse iyo saxiibadiisa Wasaaradda,iyagoo sheegay in ay tahay taariikh weyn oo laga sameeyay horomarka ciyaaraha dalka,madaama Xamse Saciid Xamse uu horay ugu soo dheelay kooxda Dekedda iyo Xulka Qaranka. “Runtii tan … Continue reading Ciyaaryahan Salaad Shiino “Wasiir Xamse Saciid Way Ka Go’antahay Horomarinta Isboortiga Soomaaliya”