Ciyaaryahan Xasan Xasaasi “ Horomarka Iyo Guulaha Aan Ka Gaaray Kubbadda Cagta Waxaa Sabab U Ahaa Dhiirigelinta Xaaskayga”

Laacibkii hore kooxda Horseed Xasan Cabdi Nuur (Xasaasi) oo soo booqday xarunta dhaxeeya ee Goobjoog Media Group ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan sooyaalkiisa kubbadda cagta iyo ka tagistiisa kooxda Horseed ee ciidanka xooga dalka. “Waan u mahadcelinaynaa maamulka kooxda Horseed sida wanaagsan aan u wada shaqayanay mudadii aan joogay kooxda , balse … Continue reading Ciyaaryahan Xasan Xasaasi “ Horomarka Iyo Guulaha Aan Ka Gaaray Kubbadda Cagta Waxaa Sabab U Ahaa Dhiirigelinta Xaaskayga”