Crisis Group oo Warbixin Kasoo Saartay Lakala Safashada Kenya, Ethiopia ee Jubbaland iyo Muqdisho

Crisis Group ayaa warbixintoodii ugu dambeysay ee soo saareen waxa ay uga digeen in kala safashada Kenya iyo Itoobiya ee arimaha Jubbaland iyo Dowladda federaalka ah ay abuuri karto khatar iyo xasilooni darro. Crisis Group ayaa waxaa ay qabtaa in ciidamada soo galaya gudaha Soomaaliya ee ka socda labadaasi dal ee la kala safan ay … Continue reading Crisis Group oo Warbixin Kasoo Saartay Lakala Safashada Kenya, Ethiopia ee Jubbaland iyo Muqdisho