U bood dhigaalka

Culimada Soomaaliyeed Oo Bayaan Ka Soo Saaray Kooxda Ay Ku Tilmeen Takfiir Ee Ee Al-saadicuuna Bil-xaq

Sheeko:Dalka

Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ay soo saareen maanta waxaa ay shacabka Soomaaliyeed uga digeen kooxda al-saadicuuna Bil-xaq oo ah lagu sheegay Takfiirkii hore oo magac cusub la baxay.

Culimada Soomaaliyeed waxaa ay sheegayaan in kooxadan ay mar hore qaadatay madhabka takfiiriga ah oo  ku saleysay gaaleysiinta Muslimiinta, waxaa kaloo lagu eedeeyay in ay culimo dileen.

Shacabka Soomaaliyeed waxaa loogu baaqay in ay ka digtoonaadaan fidnada ay wadaan, waxaa iyadana-kooxda al-saadicuuna Bil-xaq loogu baaqay in ay towbakeenaan.

Akhriso: Qoraalka Culimada Soomaaliyeed:

takfiir