Cumar Filish oo Magacaabay Guddi Dib u Fura Jidadka Xiran ee Muqdisho

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa waxaa uu magacaabay guddi ka kooban 7 xubin, oo ka shaqeyn doono dib-u-furista waddooyinka xiran ee caasimadda Muqdisho.

Guddigaan waxaa guddoomiye u ah guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir Maxamed Tulux.

Guddoomiye Cumar Filish ayaa munaasabadii uu xilkiisa kula wareegayay waxaa uu ku balanqaaday inuu furayo waddooyinka Xamar

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW