U bood dhigaalka

Cumar Seerbiya Oo Hargeysa Lagu Xiray

Sheeko:Amniga

Wariye Cumar Seerbiya oo kamid ah wariyayaasha Soomaaliyeed ayaa lagu xiray goordhaw garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

Xarigga wariyaha ayaa yimid kadib markii wariyaha uu ka dagay garoonka diyaaradaha  cigaal ee magaalada Hargeysa, oo uu maanta safar ku tagay.

Cumar Seerbiya ayaa xaqiijiyay in lagu xiray madaarka Cigaal ee hargeysa.