Daacishta Ku Sugan Soomaaliya oo Qoraal Ka soo saartay Hoggaamiyaha Cusub ee Kooxda

Daacish garabka gudaha Soomaaliya ayaa beyca la galay hoggaamiyaha cusub ee kooxda Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Qurayshi.
Sawirro ay soo dhigeen Telegram iyaga oo 10-neeyo ah ayey beycadan ku dhaarteen iney daacad u noqonayaa Quraishi.
Quraishi ayaa la magacaabay khamiitii iyaga oo ku dhaartay iney u aargudayaan hoggaamiyihii hore Al-baqdaadi.
Abuubakar Al-Baqaadi waxaa uu Mareykanka ku dilay bishii hore weerar uu ka fuliyey waqooyiga Suuriya.
Goobjoog News
Hdhumk jmzgdx generic cialis cialis 5mg price
Avqmmk tbbjad Buy cheap generic cialis cialis without a doctor prescription
Ytokey yelknt Viagra mail order cialis price costco