U bood dhigaalka

Daawo : Hadal Jeedintii Madaxweyne Laftagareen Ee Furitaanka Shirka Maamul Goboleedyada

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdicasis Laftagareen oo ka hadlay furintaanka shirka ayaa mahadcelin ka sokow waxaa uu sheegay in shirka looga hadlayo arrimaha amni, siyaasad, dhaqaale, doorasho,iyo midkii marxaladda kala guurka looga gudbi lahaa, oo ah wax ku xiran mustaqbalka umadda Soomaaliyeed.

Halkan Ka Daawo Khudbadii Madaxweyne Laftagareen ee Furitaanka Shirka