Agaasimaha Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Maxamed Aadam Koofi ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka Uga Jawaabayay su'aalo ku saabsan Sharciga Socdaalka iyo Jinsiyadaha. Halkan Ka Daawo Agaasime Koofi Oo Ka Jawaabay Su'aalihii La Waydiiyay https://youtu.be/tVb7jnKA7a8 Goobjoog News