U bood dhigaalka

Daawo: Cali Jayte “Waa Nasiib daro In Garoon Ay Degan Yihiin AMISOM Laga Waayo Dab-damis”

Sheeko:Amniga

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan “Waa Nasiib daro in Garoonka oo ay degan yihiin AMISOM laga waayo dab-damis lagu damiyo diyaaradii ku gubatay Garoonka ”

Halkan Ka Daawo Guddoomiye Jayte Oo La Hadlay Warbaahinta

Goobjoog News