Daawo:-Faah faahin Qaraxii Ka Dhacay Afaafka Hore Ee Dekadda Muqdisho

Faah faahin dheeri ah ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay Xarunta Ilaalada Canshuuraha degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho,Waxaana  inta la xaqiijiyey ku geeriyooday hal ruux, kaas oo ahaa ruuxii waday gaarigii is qarxiyey, halka ay dhaawacmeen ilaa 5 askari oo ka tirsanaa ilaalada goobta, iyadoo sidoo kale uu dhaawac soo gaaray haweeney goobta ku laheyd maqaayad.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Qaraxii Ka Dhacay Afaafka Hore Ee Dekedda

 

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW