U bood dhigaalka

Faahfaahin Sida Uu U Dhacay Dil Nin Hubeysan Uu U Geystay Lix Qof Isku Qoys ahaa

Sheeko:Amniga
Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah dil wadareed ka dhacay Deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Muqdisho dhacdadaas waxa ku nafwaayay lix qof oo isku qoys ahaa sida ay sheegeen dadka degaanka.
Dhacddan ayaa waxaa geestay qof hubeysan, waxaana uu weerar xaafad ay daganaayeen reer uu gabar ka qabay sida lagu helayo wararka soo baxayo deegaanka.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Faafhin Ka Soo Baxaysa