U bood dhigaalka

Daawo: Golaha Aqalka Oo Soo Dhaweeyay War Murtiyeedka Ka Soo Baxay Shirka Dhuusamareeb

Sheeko:Amniga
Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Shirkii lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug intii u dhaxaysay 11-12 July 2020:

Halkan Ka Daawo Baaqii Ka Soo Baxay Golaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka

Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Qoraalka Ka Soo Baxay Golaha Aqalka Sare

No photo description available.
Goobjoog News