DAAWO: In Ka Badan 70 Qof Oo Ku Dhimatay Qaraxii Ex-control Afgooye

Goobjoog News, ayaa warar dheeraad ah ka heshay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee saakay ka dhacay Isgoyska Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho.

In ka badan 70 qof ayaa ku dhimatay qaraxan, iyadoo dhaawac badanna uu jiro sida ay sheegeen Booliiska Soomaaliya.

Dadka dhintay waxaa ka mid ah arday dhigata Jaamacadda Banaadir oo aanay jirin cid ka badbaadday gaarigii ay saarnaayeen.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka:

Related Articles

12 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW