Daawo: Khudbaddii Madaxweyne Qoorqoor Ee 1-da Luulyo

Madaxweynaha dowlad gobleedka Galmudug Axmed Cabdi kaarriye Qoorqoor oo xalay magaalada Cabdudwaaq kaga qeyb galay xaflad lagu maamuusayey 1-da Luulyo, ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahan kuwa Galmudug ugu hanbalyeyey 60-dab sano guuradii ka soo wareegtay xornimadii Koonfurta iyo israacii Woqooyiga iyo Koonfurta.

Madaxweynaha ayaa xusay in maalintaan ay tahay ku weyn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxaana uu ntaas ku daray in xornimada la heysto ay u soo halgameen dhallinyaro Soomaaliyeed, sharafka iyo karamada umadda Soomaaliyeed ay maanta harsaneyso, isaga oo allah u baryey intii madaxbannaanida qaranka naftooda u soo hurtay.

Halkaan Ka Daawo

 

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW