U bood dhigaalka

Daawo: Sawiro gaar ah oo aynu kasoo qaadnay safarkii ay Muqdisho ku yimaadeen Ban Ki-moon iyo madaxa bangiga aduunka

Sheeko:Dalka

12

Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon iyo madaxa bangiga aduunka Jim Yong Kim kuwaa oo si aad ah loo soo dhaweeyay.

Waxa ay la kulmeen madaxda dowladda Soomaaliya, sida madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh Axmed iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Hadaba waxaynu halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa sawiro gaar ah oo aynu kasoo qaadnay markii ay madaxdaan imaanayeen magaalada Muqdisho.

Halkaan hoose ka daawo sawirada.

01 02 03 04 05 06 07 08 09 10 11 12 13 14 15 16 17 18 18 19 20 DSC_0545

Sawir Qaade: Maxamuud Cismaan Warsame

Habeynta: Maxamed Abuukar Kulmiye