U bood dhigaalka

Daawo: Somaliland oo Qaadday Guud Ahaan Xayiraadda Covid 19

Sheeko:Caafimaadka

Somaliland ayaa war ka soo saartay xayiraado ay horay u soo rogtay sababo la xiriira xanuunka COVID-19, waxaana ay sheegtay in qaadista looga golleeyahay, sidii loogu fududeyn laha arrimaha bulshada iyo isku socodkooda, wax weliba sidoo hore lagu soo celinayo sida hore

Guddoomiyaha guddiga ka hortagga Covid-19, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici, oo warbaahinta kula hadlayey magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay fasaxeen xayiraaddii in sidoodii lagu soo celiyo waxbarashada, cayaaraha dhalinyarada iyo kulamada hoteellada iyo qodobo kale.

                                                               Halkaan ka Daawo  Halaka Guddoomiye Seylici

 

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/2443753695849510/?t=39

 Goobjoog News