U bood dhigaalka

Daawo Wareysi Gaar Ah Oo Aan La Yeelannay Safiirka Ingiriiska Ee Soomaaliya

Sheeko:Dalka

Goobjoog ayaa wareysi gaar ah oo dhinacyo badan taabanaya waxa ay la yeelatay Ben Fender oo ah safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya.

Wareysigan ayaan wax badan kaga weydiinnay arrimaha ku aaddan taageerada UK ee Soomaaliya, ammaanka, iyo mashaariicda dib u dhiska.

Sidoo kale, waxaan wax ka weydiinnay Mr. Ben Fender qorsheyaashooda soo socda ee garab istaagidda Soomaaliya iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Halkaan hoose ka daawo wareysiga:

Goobjoog News