U bood dhigaalka

Daawo: Warmurtiyeedkii Ka Soo Baxay Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada Ee Dhuusamareeb

Sheeko:Amniga

Shir labo maalin xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb uga socday madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed dhowr qodob ah oo ay ugu muhiimsan yihiin in aaney dhici karin doorasho qof iyo cod ah iyo shir looga tashanayo nooc doorasho, kana soo qeybgalaan dhammaan saamileyda lagu qabto isla Dhuusamareeb.

Halkan Ka Daawo Nuxurka Shirkii Ka Soo Baxay Shirka Dhuusamareeb

Halkan Ka Aqriso Nuxurka Shirkii Ka Soo Baxay Shirka Dhuusamareeb

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/madaxda-dowlad-goboleedyada-oo-ku-baaqay-shir-kale-oo-laga-tashanayo-nooca-doorasho-ee-2020/

Goobjoog News